WARARKA

Wararka Wadajirradio Atlanta

  ---Madaxweyne Xasan Shiikh oo ka hadlay Weerar Ismiidaamin ahaa oo khasaaro badan geestay oo maanta ka dhacay Muqdisho. ---Xarakada Shabaab oo sheegatay ismiidaamin ay ku...

Dhegayso..Ex-Xildhibaan Hilowle Aden oo ka Warbixiyey Khilaaf ka taagan Xulashada Ergada Gobolka Gedo ee Shirka Kismaayo

Hilowle Aden Maxamuud oo horey ugu tirsanaa Madanayaasha Baarlamaanka KMG ee Soomaaliya ,haatana ka mid ah Ergooyinka Gobolka Gedo uga qeyb galaya Shirka Dhismaha...

Dhegayso..Saraakiisha ciidamada Dowlada gobolka Bakool oo sheegay inay dardar gelin doonaan la dagaalanka Shabaab

Taliyaha ciidamada dowlada ee Gobolka Bakool Cali Salaad oo la hadlay Warbaahinta ayaa sheegay in ciidamada dowlada qorshohooda dagaal ee Gobolka Bakool uu yahay...

Dhegayso..Odoyaasha dhaqanka Gobolka Gedo oo ku shirey Luuq kana soo horjeestay Shirka ka soconaya Kismaayo

Shir mudo labo maalin ah ka soconayey Degmada Luuq ee Gobolka Gedo ayna ka qeyb galeen Odayaal, Siyaasiyiin iyo Waxgarad iyo Qeybaha Kala duwan...

Madaxweynaha Dowlada federalka oo sheegey inan wax dembi ah loo raacan doocin Dhalinyarada la shaqeeya Alshabab hadey kasoo baxaan

Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa sheegay in hadii dhalinyarada ku jira Ururka Al-Shabaab ay isaga soo baxaan Ururkaasi Dowlada Soomaaliya aysan u raacaneyn...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img