Ra'isul wasaraha dalka Ingiriiska oo si rasmi ah u furey shirkii London

0
152

davidRaysul wasaaraha Britian David Cameron ayaa furay shirka looga hadlayo arrimaha Soomaaliya ee London.

David Cameron wuxuu sheegay in beesha caalamka ay ka caawin doonto dowladda Soomaaliya sidii ay dalkeeda u dhisi lahayd, wuxuu rajo ka muujiyay in Soomaaliya ay guuleysan doonto.

Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa hadalka qaatay, wuxuuna uga mahadceliyay dowladda Britian qabanqaabada shirka Soomaaliya ee 2013.

Daafeet.Com