WARARKA

Maddaxweynaha Somaliland oo sheegey ineysan eheyn wax sahlan in somaliland la Aqoonsado

Madaxweynaha Somaliland, Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) oo wareysi gaar ah siiyay Tv-ga Al-Jazeera ayaa sheegay in Somaliland loo aqoonsado dal madax-bannaan aysan ahayn mid...

Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobey oo sheegey in Alshabab dembiyo badan ka gasho Shacabka

Xog-hayaha Guud ee Qaramada Midoobay ayaa sheegay in kooxda al-Shabaab ay wali dil ugu geysato shacabka Soomaaliyeed bar-tilmaameedyada jilicsan, dibna ula wareegtay deegaanno baylah...

Howlgalo dhalinyaro badan lagu soo qabqabtey oo maanta laga sameeyey Degmada Shibis

Ciidamada dowladda Soomaaliya iyo kuwa AMISOM ayaa howgallo maanta ka sameeyeen degmada Shibbis ee gobolka Banaadir waxay kusoo qabqabteen boqolaal qof oo u badan...

Suldaan Beyle….Faroole Anaa u Suldaan ah ee Soomaaliyeey gefkiisa ka raali ahaada.

                    Suldaan C/casiis Cumar Daad Bayle ahna Suldaanka guud ee beelaha Daarood ayaa maanta waxa uu Soomaalida uga sabeen xiray hadal aan micno badan lahayn misna...

Dhegayso Warbixin naxdin xambaarsan oo laga diyaariyay Caruurta derbi-jiifka ah oo ku soo badanaaya magaalada Muqdisho

              Waxaa in dhowaalaba kusoo badanaayay magaalada Muqdisho caasimada dalka Soomaaliya cauurta derbi jiifka ah kuwaasi oo leh  Lab iyo Dhedigba. Inta badan caruurtaan ayaa waxay...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img