WARARKA

Diyaad Cabdi Kaliil oo beeniyey inuu taageeray Maamul Goboleedka Jubboland ee Kismaayo looga dhawaaqey

Diyaad Cabdi Kaliil oo ah Taliyaha Booliska Degmada Luuq ayaa waxaa uu si kulul u beeniyey warar maalmahan dambe laysala dhaxmarayey oo sheegayey inuu...

Kismaayo oo weli khilaaf ka taagan

Weli waxaa magaalada Kismaayo ka taagan khilaafkii u dhaxeeyey Mas,uuliyiin ka tirsan Dowlada Soomaaliya oo maalmahii ugu dambeeyey ku sugnaa Kismaayo iyo Maamulka Jubboland...

Qaxootiga degmada Luuq oo ka cabanaya nolol xumi

Qaar ka mid ah qoysaska barakacayaasha ah ee ku jira in ka badan illaa 10 xero oo ku yaalla gudaha iyo daafaha degmada Luuq...

Bananbax ey waxyeelo kasoo gaartey Somalida ku nool Koonfur ayaa maanta ka dhacay Magaalada Joohaanisbeg

Banaanbax ey soo abaabuleen Umad baneysatey dhiiga somalida ayaa maanta waxaa uu ka dhacay dalka Koonfur Africa Magaalada Joohaanisbeg waxaana lagu soo waramayaa in...

Maamulka Gobolka Baay oo maanta magalada kusoo dhaweeyey Wefdi ka socda UNSOM

Wafdi ka socda howlgalka cusub ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya ee UNSOM ayaa maanta gaaray magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Baay. Wafdiga UNSOM waxaa...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img