WARARKA

Ciidamada Raaskambooni iyo Maleeshiyo Beelaadyo maanta ku dagaalamey Magalada Kismaanyo

Dagaal xooggan ayaa maanta ka dhacay magaalada Kismaayo, iyadoona dagaalkani uu u dhexeeyay ciidamo beeleed taageersan dowladda Soomaaliya iyo ciidamada maamulka Kismaayo garabka uu...

Taliyaha Ciidanka Boliska ee gobolka Baay oo maanta lagu dhaawacay Deegaanka Leego

Taliyaha ciidamada gobolka Bay ee gobolka Bay, Mahad C/raxmaan ayaa ku dhaawacmay weerar maanta ka dhacay deegaanka Leego ee gobolka Shabeellada Hoose, iyadoo weerarkaas...

Xog xasaasi ah wasiirka qeyraadka xukuumada saacid oo iskuduwe u magcaabay gobolka shabeelada hoose , waakuma qofka ?

Wasiirka qeyraadka dowlada Federaalka ee Somalia , C/risaaq Cumar Maxamed ayaa isku duwe u magcaabay Gobolka Shabelada hoose ,oo horey dadka gobolkaas ugu dhiidhiyey rag...

Hogamiye ka tirsan Alshabab oo lagu qabtey Boosaaso

Maamulka Puntland ayaa sheegay inay qabteen hor-jooge ka tirsan kooxda al-Shabaab kaddib is-rasaaseyn dhex martay ciidanka ammaanka iyo eedeysanaha oo la sheegay inuu rasaas...

Golaha Wasiirada oo sheegey iney wada hadal cusub ka galeynin dhererka Xududa Bada

Golaha wasiirrada Soomaaliya oo maanta kulankoodii toddobaadlaha ahaa ku yeeshay Muqdisho ayaa waxay kaga hadleen dhirirka xuduudaha badda Soomaaliya, iyagoo go’aanno arrintaas kasoo saaray...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img