WARARKA

Madaxweynaha Dowlada Federalka Somaliya oo ugu baaqey shacabka Somaliyeed iney la shaqeeyaan UNSOM

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Hassan Sheikh Mohamud oo ugu baaqay shacabka Soomaaliyeed inay la shaqeeyaan Ergeyga cusub ee Xoghayaha Guud ee QM iyo...

Madaxweynaha Dowlada Federalka Somaliya oo maanta dalka dib ugu soo laabtey

Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud oo maalmihii lasoo dhaafay shirar kala duwan uga qeyb galayey qaar kamid ah dalalka caalamka ayaa maanta garoonka diyaaradaha magaalada...

Reysulwasaraha Xukuumada Federalka Somaliyeed oo ku baaqey in la joojiyo dagaalka ka dhacaya Magalada Kismaanyo

Xukuumadda federaalka ah ee Soomaaliya ayaa ugu baaqday dhinacyada ku dagaallamaya magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka Jubbada Hoose inay joojiyaan xiisadda. Raysul wasaare Cabdi Faarax...

Xaalada Magalada Kismaanyo oo maanta waxoogaa yara Degan

Xaalada Magaalada Kismaayo ee xarunta Gobalka Jubadda hoose ayaa saaka degan kadib dagaalkii shalay ka dhacay Magaalada gudaheeda. Dagaalka shalay dhacay ayaa yimid kadib markii...

Madaxweynaha Dowlada Federalka Somaliya oo maanta Faroole kula kulmey Magalada Neyrobi

Madaxweynaha Dowlada federaalka ah ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo madaxweynaha maamul gobaleedka soomaaliyeed ee Puntland C/Raxmaan Sheekh Maxamed Faroole ayaa kulan ku yeeshay...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img