WARARKA

Daawo:- Hishiisiintii Beelaha Biyamaal iyo Habar Gidir

Kulan balaaran ayaa lagu qabtey Magaalada Muqdisho kulankaas oo loogu gogol xaarayey Beelihii Ku dagaalamay Gobolka Sh/hoose. Shirkaan ayaa Waxaa soo Abaabulay Dawalda FD Soomaaliya,...

Xogta Dhabta Ah:-Wasiirka Gaashaandhiga Cabdixakiin Xaaji Maxamuud Fiqi oo ku been abuurtay Dadkiisa iyo Dalkiisa.

Wasiirka Wasaarada Gaashaandhiga Soomaaliya Cabdixakiin Xaaji Maxamuud Fiqi oo Baarlamaanka Soomaaliya Su’aalo ka weydiiyeen Isbaarooyinka tira dhaafka noqday ee daadsan gudaha gobolka Shabeelaha hoose...

Dhegeyso:- Gudomiyaha Gobolka Bay Cabdi Hoosow oo fariin u direy Kooxihii dilka u geystey G/kuxigeenka Degmada Baydhaba

Gudoomiyaha Maamulka gobolka Bay Cabdi Adan Hoosoow oo saxaafada la hadlaya ayaa waxa uu ka warbixiyey arinta ku saabsan geerida ku timid gudoomiye kuxigeenkii...

Qarax saaka lala beegsadey Laba Baale oo ku yaala Wadada Maka al Mukarama

Qaraxyo waaweyn ayaa saakay waaberigii hore ka dhacay wadada Maka Al-Mukarama ee magaalada Muqdihso, kuwaas oo lagu xiray laba ka mid ah baallayaasha korontada...

Dhegeyso: Beesha Biyamaal oo sheegtey in aan Dagaal wax loga qaadi karin

Kulan balaaran oo kasoo qayb galeen odayaal iyo Siyaasiyiin kasoo jeeda gobolka Shabellaha Hoose aya maanta lagu qabtay magaalada Muqdisho, waxaana kulankaasi looga hadlayay...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img