WARARKA

Dhegeyso: Faroole oo Cade Muuse ku eedeeyey rabshadihii baajiyey Doorashooyinka Puntland

Madaxweynaha Maamulka Puntland C/raxmaan Faroole ayaa si rasmi ah afkiisa ugu dhawaaqay in shaqaaqoyinki baajiyay Doorashooyinkii golayaasha deegaanka uu sabab u ahaa Madaxweynihii hore...

Ciidamada Dowlada iyo kuwa Amisom oo ka hor tegey Qarax ey maleegayeen Alshabab

Ciidamada Dawlada ayaa waxa ay sheegen in ay Fashiliyeen Weerar ay Xalay Kooxda Shabaab ku doonayeen in ay ku qalqal galiyaan amaanka Magalaada Baladwayne. Saraakiisha...

Dhegeyso: Odayaasha Gobolka Shabelaha hoose oo eedeyn u direy Wasiirka Gashandhiga

Kol dhaweyd ayey eheyd kolkii uu Wasiirka Gaashaandhiga dowlada Soomaaliya sheegay in isbaarooyin badan ay gobolka Sh/hoose u yaalan masuuliyiin ka tirsan dowlada Soomaaliya. Ragga...

Howlgalo lagu sugaayo amaanka oo maanta laga sameeyey Magalada Jowhar

Howlgalo balaaran ayaa maanta waxaa ey ciidamada amaanka ee gobolka shabeelaha dhexe ka sameeyeen magalada jowhar kasoo ay kusoo qabteen ku dhawaad Afartan qof...

Dhegeyso: Ciidamada Bare Hiiraale oo ku wajahan Kismaanyo

Saraakiisha ciidamada uu hogaamiyo Barre Hiiraale oo ku sugan duleedka Kismaayo ayaa sheegay in weerar dhow ayku yihiin Kismaayo Col Maxamed Buule ayaa sheegay inay...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img