WARARKA

Madaxweynaha Dowlada Federalka Somaliya oo la kulmey Madaxweynaha Dalka Ugandha

Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamud ayaa xalay kulan dheer la qaatay dhiiggiisa dalka Uganda, Yoweri Museveni, iyadoo kulankan oo ka dhacay xarunta madaxtooyada Uganda...

Dhegeyso: Muqtaar Roobow oo Godane ka Ceyrsadey Deeganka Goobaale ee Gobolka Sh/Hoose

Dagaal u dhaxeeyay ciidamo kala taabacsan Hogaamiyaha Al-shabaab Axmed Godane iyo sidoo kale Mukhtaar Rooboow Cali Abuu Mansuur ayaa waxa uu ka dhacay deegaanka...

Ciidamo ka tirsan Alshabab oo shaley tababar loogu soo gabagabeeyey Magalada Baardheere

Dagalyahano ka tirsan Ururka Al-Shabaab ayaa tababar loogu soo xiray shalay galinkii dambe magaalada Baardheere ee gobolka Gedo. Gudaha magaalada ayaa lagu arkay boqolaal ciidamadaasi...

Daawo:- Odayaasha Aw Digil oo furka tuurtey una sheegey Beesha habar Gidir in Gobolka Sh/Hoose eysan waxba ku laheyn

Nabadoon Maxamed Cali Xaaji jeele oo ka tirsan nabadoonada digil ayaa waxaa uu sheegey in hishiisiinta ka socta magaalada muqdisho ee ey wado dowlada...

Madaxweynaha Dowlada Federalka Somaliya oo maanta u kicitamey Dalka Ugandha

Madaxweynaha dowlada federlka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa maanta u ambabaxay Magaalada kampala ee dalka Uganda. Xasan Sheekh Maxamuud ujeedada uu...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img