WARARKA

Alshabab oo weerar ku qaadey Isbaaro tiiley Deegaanka Number 60 ee Gobolka Shabeelaha Hoose

Warar kol dhow inaga soo gaarey Degmada Shalanbood ayaa sheegaya in isbaarooyin yaaley number 60 oo u dhaxeysa wadada weyn ee isku xirta Magalada...

Gudoomiye ku xigeenka Magalada baydhabo oo maanta ku geeryoodey Magalada Muqdisho

Waxaa goordhow isbitaal ay Ciidamada AMISOM ku leeyihiin magaalada Muqdisho ku geeriyooday Gudoomiye ku xigeenkii magaalada Baydhabo Maxamed Macalin Ibraahim (Dhala-dheere).   Geerida Marxuum Maxamed Macalin...

Dhegeyso:- Gudoomiyaha Deegaanka Number 50 oo jawaab kulul u direy Wasiirka Gashandhiga Faqi

C/laahi Cali Axmed Waafoow, Guddoomiyaha deegaanka Lambar 50 oo ka mid ah rag wasiirka Gaashaandhiga uu ku eedeeyay inay isbaarooyinka gobolka Sh/hoose u yaalaan...

Alshabab oo sii deysey Laba sarkaal oo Kenyan oo ey heysteen

Labo sarkaal oo ay afduubeen ciidamada Alshabaab intii lagu gudo jiray weerar ka dhacay waqooyi bari dalka Kenya sanadkii lasoo dhaafay ayaa lasii daayay,...

Hogaamiyaha Alshabab Sheekh Muqtaar Abuu Zubeyr oo sheegey in la rabo in la kala qeybiyo Alshabab

Amiirka Al Shabaab Sheekh Muqtaar C/raxmaan Abuu Zubeyr ayaa fariin maqal waxa uu qeyb kaga mid ah kaga hadlay kala dhantaalka mas’uuliyiinta iyo dagaalyahanada...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img