WARARKA

Wasiirada arimaha dibada ee dalka soomaliya oo shaley gelilnkii dambe booqasho ku timid dalka canada

Wasiiradda arrimaha dibadda  ee Soomaaliya, Fowziyo Yuusuf Xaaji Aadan iyo wafdi ay hoggaaminayso ayaa si weyn shaley gelinkii dambe  loogu soo dhaweeyay magaalada Ottawa...

Dhegayso..Beelaha Direed oo taageeray shirka Baydhabo kana biyo diiday shirka Muqdisho.

Salaadiinta Beelaha Direed gaar ahaan kuwa dega Koonfurta Soomaaliya ayaa wax laga xumaado ku tilmaamay gudi loo sameeyay taabagelinta shirka Jubooyinka oo muqdisho ka...

Dhegeyso: Mid ka mid Saraakiisha ciidamada dowlada oo u hanjabaaya Odayasha Gobolka Shabelaha Hoose

Saraakiisha ciidamada qalabka sida ee ka howlgala gobolka shabeelaha hoose ayaa waxaa ey sheegeen in ey talaabo sharci ah ka qaadayaan qaar ka mid...

Dhegeyso:- Alshabab oo Sheekh Umul ku timaamey inuu yahay Wadaad Fidnoobey

Kol dhow ayey eheyd kolkii sheekh Maxamed Umul oo kamid ah Culumada somaliyeed ka hadlay Weraarkii Westgate Mall isagoo sheegey in wax meesha ka...

Dhegeyso:- Beesha Sade oo ka arinsanaya sidii ey ka yeeli lahaayeen Maamulka la dhameystirayo ee koonfur galbeed

Caasimadda soomaliya ee Muqdisho Waxaa kulan aad u Balaaran ku yeeshay Odayaasha, Aqoonyahanad, Xildhibanaad, Siyaasiyint, Beesha Sade kuwaas oo kulankooda ku falanqaynayeey Sidii ay...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img