WARARKA

Ciidamada Dowlada iyo Kooxaha Alshabab oo xaley ku dagaalamey Degmada Mahadaay

Dagaal culus ayaa ciidamada dowladda Soomaaliya iyo kuwa Al-shabaab ku dhexmaray xalay degmada Mahadaay ee gobolka Shabeellada dhexe, waxaana dagaalkaas ka dhashay khasaare kala...

Gudoomiyaha Wanla-weyn oo deegaanka Garas-Uuleey kula hadlay barakacayaal Muqdisho kasoo laabtay.

              Gudoomiyaha degamada Wanle-wayn ee gobolka Shabeeleha hoose Isaaq Maama ayaa waxa uu maanta tuulada Garas-Uuleey uu kaga qayb galay xaflad dib u dejin loogu...

Daawo:- Nin u dhashey Koonfur Galbeed somaliya oo madaxweynaha Runta u sheegey

Nin kasoo jeeda koonfurta golbeed somaliya ayaa waxaa uu waxaa uu qudbad aad u fiican ka jeediyey runtana ka sheegey dhibaatooyinka lagu hayo degmooyinka...

Dhegeyso:- Malaaq ka tirsan beelaha Digil iyo Mirifle oo Baaq u direy Maamulka Puntland

Malaaq San-weyne Cali oo ka mid ah malaaqyada Digil iyo Mirifle ayaa baaq nabadeed u direy Maamulka Puntlanlad oo ku aadan inay dib usoo...

Ra.iysulwasaaraha Dowlada Federalka Somaliya Cabdi Farax oo dalka dib ugu soo laabtey

Raysul wasaaraha Soomaaliya Cabdi Faarax Shirdoon iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa maanta dib ugu soo laabtay Muqdisho kaddib safaro shaqo oo ay ku tageen...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img