Dhegeyso:- Beesha Sade oo ka arinsanaya sidii ey ka yeeli lahaayeen Maamulka la dhameystirayo ee koonfur galbeed

0
43

gedoCaasimadda soomaliya ee Muqdisho Waxaa kulan aad u Balaaran ku yeeshay Odayaasha, Aqoonyahanad, Xildhibanaad, Siyaasiyint, Beesha Sade kuwaas oo kulankooda ku falanqaynayeey Sidii ay kayeeli lahayeen Maamuladan is Bar bar yaaca ah ee  Juba iyo Koonfur Galbeed.

Mid kamid ah xilidhabaanadii ka qayb Galay Kulankaas Muqdisho ka dhacay oo lagu Magacaabo Xildhibaan Nuur Faarax Jaamac aya Saxaafada uga warbixiyeey waxyaabihii ay isla soo Qadeen Waxgaradka iyo Odayaasha Beesha Sade.

 

Beesha Sade

 

Halkan hoose kaga dhegeyso Mobilkaada

 

Beesha Sade Mobil

 

Daafeet.Com