Dhegeyso:- Gudoomiyaha degmada Marka oo ka warbixiyey Askari maanta lagu diley Degmada Marka

0
41

markaaMaamulka Degmada Marka ee Dowlada Federaalka soomaliya ayaa waxaa uu ka warbixyey Askari xabad ku furey Askari kale oo ka tirsan ciidanka dowlada ee ku sugnaa deegaanka.

Mid la dilay iyo kan Dilka Geestay aya waxa ay kawada Tirsanayeen Labaduba Ciidamada Dowlada soomaliya iyagoo isku hayeey Arimo soo kala dhex galay.

Gudoomiyaha Degmada Marka ee Shabeelaha Hoose ayaa Saxaafada uga warbixiyeey Askari la dilay Wuxuna shegay in la dilay Askariga Falka Dilka ah u Gaystay Askariga Kale.

 

Degmada Marka

 

Halkan Hoose kaga dhegeyso Mobilkaada

 

Degmada Marka Mobil

 

Daafeet.Com