WARARKA

Dhegeyso:- Afhayeenka Beelaha Digil iyo Mirifle oo jawaab culus u direy Afhayeenka Beelaha Hawiye

Maalintii shaley ayey eheyd kolkii Afhayeenka golaha odayaasha dhaqanka beelaha Hawiye ka hadlay shirka Baydhabo islamarkaasna uu sheegay in gobolka Shabeelada hoose ay degaan...

Dhegeyso:- Afhayeenka Beelaha Digil Iyo Mirifle iyo Saaraakiisha ciidanka Boliska oo beeniyey hadal ey qoreen qaar ka mid ah warbahinta ey qoraan somalida

Warbaahinta qaarkood ayaa waxa ay qoreen inay odayaashii dhaqanka Digil iyo Mirifle, saraakiishii ciidamada iyo maamulka gobolka Bay si megangelyo ah u galeen saldhiga...

Dhegeyso:- Afhayeenka Beelaha Hawiye oo ku Baaqey Dagaal ka dhan ah Digil Iyo Mirifle

Afhayeenka golaha dhaqanka Beelaha Hawiye Nabadoon Axmed Diiriye Cali ayaa ka hadlay Arimaha maamul u sameynta lexda Gobol ee Koonfur Galbeed Somaliya Axmed Diirshe...

Dhegayso…Odayaasha Dhaqanka Lixda Shiidle oo caawa ku baryay Xabsiyo ay beesha Abgaal leedahay.

Magaalada Jowhar caasimada gobolka Shabeelaha dhexe ayaa waxaa maanta lagu xirxiray Odaydhaqameedyo,Siyaasiyiin,Waxagarad,Haween iyo Ganacsato kasoo jeeda beelaha Lixda Shiidle oo ka shirayay xaaladaha Beni'aadminimo...

Boliiska Dalka Greece oo Xabsiga dhigey 19 Tahriibayaal Somali ah oo kusii socdey Dalka Talyaaniga

Booliska dalka Greece ayaa qabtay 19 muhaajiriin Soomaali ah oo lagu qariyay qeybta sare ee bus, kuwaas oo si sharci darro ah lagu galin...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img