Dhegeyso:- Afhayeenka Beelaha Hawiye oo ku Baaqey Dagaal ka dhan ah Digil Iyo Mirifle

25
460

Axmed-diiriyeAfhayeenka golaha dhaqanka Beelaha Hawiye Nabadoon Axmed Diiriye Cali ayaa ka hadlay Arimaha maamul u sameynta lexda Gobol ee Koonfur Galbeed Somaliya Axmed Diirshe ayaa sheegey in deegaanka Gobolka Shabeelaha Hoose eysan shaqo ku laheyn dadka sheeganaya.

Afhayeenka ayaa waxaa uu sheegey in Gobolka Shabeelaha Hoose ey leeyihiin wax uu ugu yeerey Digil iyo Daamaale dad kaloo somalina ey la degen yihiin .

Axmed ayaa waxaa kaloo eedeyn usoo jeediyey Gudoomiyha Barlamanka Prof Maxamed Osman Jawaari isagoo ku eedeeyey in Prof jawaari uu kala qeybinaayo qabaailada somaliyeed.

Hadalka kasoo yeerey Afhayeenka ayaad waxaad moodaa mid ey ku jirto caro aad u badan maadaama beesha uu kasoo jeedo ee Reer Xaaji Saleemaan looga yeeri waayey madasha shirka ka socda gobolka bay maadaama eysan wax deegaan ah ku laheyn lexda gobol ee laga hayaalo, Kulanka ka socda beydhabo ayaa waxaa looga yeerey qeybo ka tirsan hawiyaha sida Murursade, Wacdaan, Wadalaan, iyo Silcis Gorgaate kuwaas oo wax ka dega deegaanada lexda gobol oo looga hadlaayo arimahooda.

Nabadoonka ayaa ku andacoonaya in Hawiye uu mid yahay oo aan la kala qeybin karin qaar inta loo yeero qaarka kalana aan laga tegi karin balse wuxuu gartey in uu kala qeybiyo Digil iyo Mirifle qeybna uu Daamo u keeno qeybta kalana uu halkeeda u daayo taasin wexey ku tuseysaa aragtida gaaban ee uu huwan yahay nabadaoonka iyo sida uu weliba isaga indho tiraayo isbaarada beeshiisa u taalo degmada xamar weyne iyo tan uu ku haminaayo in beeshiisii reer xaaji saleemaan ey dhigtaan deegaankii waxbarashada ee kuliyadii lafoole.

Axmed Diiriye ma waanuu ogeyn in beesha Ceyr iyo tan Sacad oo wada habar gidir ah ey ku hungoobeen sheegashada Gobolkan Shabeelaha Hoose ah isla markaana garowsadeen in ay geyigooda sida soomalida kale ey wax taraan tusaale waxaa inoogu filan Isbaaristihii weynaa ee degmada Afgooye Mudane Cirfo maanta in uu yahay Gudoomiyaha deegaankiisa Gobolka Galgaduud Burcad Yusuf Indho Cadana uu kambala uu Maqaayo kamalyeeri kaga yahay.

Axmed Diiriye waxaa uu sheegaya in uu dagaal hurin doono hadii uu waayo waxa uu doonayo balse waxaan leenahay ( ninkii dhoof ku yimid baa geeridu dhibeysaa waqtigii dhamaayoo wuu dhaqaaqi doonaa )

 

 

Axmed Diirshe

 

Halkan hoose kaga dhegeyso Mobilkaaada

 

Axmed Diirshe Mobil

 

Daafeet.Com

25 COMMENTS

  1. tuuga tuuga dhaley war yaan goodi la idinku daalinin haber gedir dhac ayey koonfur ku timid markaan kaasna waa lisla fahmey mana soconeyso hada ka dib. tuug tuug dhaley. waa inoo idinka ,digil iyo miriflena goortii loo dhaaran jirey wey ka telaabsadeen.

  2. asc dhamaan wax garadka iyo culuma u dinkena DM salaan ka dib wad arkeysan xalada messhey mareyso shegasho wey socan weysay dagal ayeey ku soo biya shubatay xalada mar oo dhahayaay fanaanka mustafa sh, Aadan digil iyo miriflow dowa koyi wale indhaha aya laga qabsaday hadalkas maantana waxey marey dhulka ayaan wax ka leyahay marka kuwan war ma mudna xita in hadii aay ku soo mutestan iyo hadii kalaba la soo dhaweyo damiir lawayal anaga naga mid ahna dhul ayeey ka iibinayaan war hal boos laga iibiyo waxow naqana barito gobol aay iyaga leyihiin waxeyna ku leyihiin dhulkan wax ku lenahay waliba garsismo ayan lenahay DM indha Ka fura dayuus intow daftada kugu talin laha waxa ka roon magac inow ka haro aad dhamato gawarba yeysan ka harin waa aniga sidan qabo fikirkeyga wey jiran dad aqoonyahano ah iyo wax garad caaqiliin ah oo iga fikir iyo tala wanagsan lakiin waxan dhibtay waa fikirkeyga

  3. Axmed diriye waa odau iskahadlay oo hadalkisana waxkasoqad malahan waa socon wayay ee aan ordo ayuu wadaa war manta mahan malinti dm dagal logufani laha waxan manta diyar unahay in xaqena ankudhimano oo qurbaha ankasotagno oo difaca dalkena iyo umadena an isku imano marka waxan ushegena ben iyo barbagando kuma siconeso ayan kulenahay ina diriyow cadado hakugufilnato ee hadii waxkabadan ad rabtana giri ayan kuhena iyo dhimasho ee fagara imaw adiga iyo waxa ad islaheso tii caydid ayad dib midkaxun ayad dib uxusidontan manta geri way noifududahay har iyo weyna umakalhareno dhimashada ee sida ugaro ina diriyow

  4. waxaan maqlin jirnay nin tawar ku waayo hawaar ayow ku ka shada Axmed Diriye KU dhaha saxibada wey iska baxen oo goboladii ayeey dib ugu naqden adigana iska naqo Dhulkii dhagaxa aha ayaa ku bahan.
    Teda Kale Dhulka Digil iyo MIrifle 40 sana ka hor lama aqoniin hada laga war helay ka dibna matacbade kor weyn dhan waxow tagan yahay waxban ka leyahay taas la godbay maalimahooda

  5. odeyga hadlaya waxan dhihilaha ilahey cafis waydiso malintad dhalatay ila iyo manta ad xaran cunaysa dhulkasna adiga digil iyo mirifle in ad u kala qeybido luguma dirsan tan kale br maxamaded sheq cusman jawari ilahey ha xafido odaynimadisa ilah aya garsiyay weligina xaran macunin dulmi dadkalana kuma usamayn darajadasna allah aya garsiyayay dowlad goboledkasna waladhisaya wana u hirgalaya xolaha islanka somali wayn adka haysatiin ciliya hadad isku magacawday inad odaytahay

  6. ninkaan afayeenka hawiye sheeganaayo hawiye ma matalo haddii uu magac kale ku hadlaayo ha sheego hawiyaha dagan gobolka shabeelada hoose waxay wax la qabaan dadka digil iyo mirifle iyo biimaal shirka ka dhacaayo baydhaba waa ayidsan yihiin tuug warkiisa laguma jiro xoog iyo billiko waa dhamaatay galgaduud ninkaan ha aado

  7. warninkaan ila fiirsha daamaale uu sheegaayo ma wacdaanaa mase waa qolo kale haddii wacdaan yihiin wacdaan waxaan u sheegayaa in ay hadlaan gobolkii banaadir wacdaanoow maxaa ka tihiin dariskaadan maxay ka yihiin adiga oo caasimada 12kiimitir u jirto maxaa ka tahay nin galgaduud ka yimid maxuu ka yahay xa la xisaabtamo yaanan laguugu oorkacsanin dhul ma rarmo dariskaadana waa dariskaad ma guuraayo ee arintaan wacdaanoow ka hadal dulmiga haddii aad ogolatiina adiga ayay ku dhibee

  8. Hal xaaran Nirig xalaal ma dhasho . AXMEDOW beerihi mooska xoga ku heesaten ayaa lasku imaday . Iyo Guriga 22 sano xoga ugu ilma dhashay. Weligaa afka furo. Dulmi iyo kor saar inte hore ayaa nagu filan

  9. reer digilow isin hurudaan war dadka aad soo dhoweyseen ayaa maanta sidaa idin leh runtii rabana inay dhulkiina idinla sheegtaan waan quslay runtii kkkkkkkkkkkkkkkkk

  10. Aqyaarey meshaa waxaa isku isbaheysi ah habargidir iyo mariixaan abgaal iyo ogaadeen hadey isku lifaqeen
    Arintu saas halo fahmo 4 qabiil waa in aad iska fiirisaan tedaa kale anagu dagaanadaanu leenahay waa in aan xoreysanaa oo ka mid ah 6gobol inta kale aan siyasadoodu cadeen ee jareerweyne shiidle reer shabelle banaadiri mashuunguli hintire biyomaal.dir. gaaljacel.shiiqaal waa in ey u istaagaan dadnimadooda

    • Axmed bro afkeegaa furan keliya ha u hadlin..Qofka ay dhiniciisa kajiifto in deegaanada laxoreeyo number 1 waa digil ileen gobolka ugu horeeya ee xoreynta laga bilaabay waxa uu ahaa shabeelada hoose..
      Biimaaalna inta tawartiisa ah waa dagaalamay mooryaanta soo duushayna dhegaha uu ciida u daray…meesha ilaa hada ku dambeeyaan waa dhul digil ayagoo qorigooda wata ayey maraaan..maxaa digil u diiday inuu dhiniciisa xabada ka bilaabo maadaama dhibka aanku wada jirno..
      waa aragtaa maanta deegaanada biimaal inuu nin h/gidir ah uu san qorigiisa ku laafyoon karin inay maslaxo iyo dad biimaal kamid ah ay kusoo gambadaan mooyee…maxay ugu harsan yhn afgooye maiii sheegi kartaa…
      bro dagaalkan waa na wada quseeyaa aan wada galno oo toos aan gobolada uxoreyno oo aan ka bilaabno shabeelada hoose..ama qof walba meeshiisa ha xoreysto..
      Digilow hurdada ka kaca ee garabsada walaalihiin biimaal ee u ooman in hal mowqif la wada noqdo..hadii kale 6gobol iska daayee bay iyo bakool oo xoreysan oo walaalihiina mirifle ka taliyaan in laidinku imaan doono..

  11. asc dm loow axmed diirire waa ex baayer waaye xadaladii wax qiima aha malaha waa udhamaa tee oo waxba yaa loo arkin waa nin naf lacaari ah nikii dhoofkuyimadey baa geeradhibaysaa soowed degaalka dhaha
    waxaa kutiraadaan waqtigii dhagii iyo isbaarooyinki

  12. aw digil iyo miriflow, habar gidir ayadoo dowladii salbalar oo somali dhan ka koobned wadato aya ogaaney in la iska dhicin karo maalin cadeyn, maanta oo qabiilka nooga hurdada badna dagal bartay oo ogaadey qadiyada iyo waxay xornimadu tahay in ahmed diiriye uu ku hamiyo inuu walalahena digil biyo ka iibiyo wale ya wax u sheega inan ti hore ka shaleynayno 22 sano walalahena biyihi ilahey siyay ka iibsiten taas in la idin ku qabsa ahed

  13. wa war cusub oo ay habargidir ku rabto iney xoog ku xumìkumaan dadki ay7 dhibatada u geysteen 23sano ee la soo dhaafey mana laga yeelaayo ,ma waxey u maleeyen in cadaado laga hadlaayo..di mirifle waa iney iska qabtaan oo ay la dagaalamaan tuugada ku soo duushey dhulkooda..viva d-i mirifle..

  14. odeygaan xaaraanta ku dhashay kuna naaxay bootadii iyo hubkii layskaga hormaray waa laga tegay meeshaan ma aha tuulooyinkii aad ku dhalatay ee ximin iyo xeeb,guriceel,iyo meeshii dhuusada badneyd ee dhuusa mareeb,hadii dhuusada aadan ceshan karin waa laguu cubaa futadaadi eydii ku dhashay adiga iyo wixii farac xaaraan ka soo jeeday geerida iyo dagaalka aad iclaamineysid yaa kaaga futo xun miyaadan xasuusneyn imaankiina dagaalkii uu iclaamiyey waxa ka raacay ee waxaan ku leeyahay soo soco waxaad doontid waad heli

  15. Asc digil &miriflow war in maanta naloo dhaarto ma,aha anaga ayaaba wax naga maqan yihiin waa in anaga dhaarana axmed diiriye waxaan leeyahay cadaado hakuugu filnaato haddii kale fG Kusaar aw sheey inboori kodi loob yaa kidhimide adigaba rabney inaan kula xisaabtano

  16. sheekada waxay taagneeyd in lagu jihaado kuwaan wax magaratada ah oo weliba usoo taagan dulmigii 23ka sano ay dadka deegaanka kuhaayeen manta ayaa loo baahan yahay kuwaan in lagu jihaado,axmed diiriye waxaa isga kahaldan wixii hore iyo waxa manta jira,cid manta xoog lagu qabsan karo majiraan waxa aad raadineyso ma ahan wax aad marnaba aad heleyso hana kuriyoon tuug aan laga tuugsaneyn ayaa tahay kuwa aad leedahay waxaan u ahay afayeen iyagana waa kuwo ba’ay adeer waxaan kuu sheegyaa manta qof kelii yaa 100 ruux mar dili kara laman joogo maalin laysu booteeyo adigana dhiigaa waa xalaal inta sidaas u hdleyso, sakar langshee me’muug

  17. WALALA YAAL NINKAAN HA ISKA CABAADO DIIRIYE XAARAANTII AYAA KA GO EEYSA MARKA HALA YAABINA MEESHAN MA AHAN CADAADO OO AAN HAL GEED KA BIXIN DHAGAXA AY KASOO CARAREEN AYUU DIIDAYAA INUU KU LAABTO SXB MEESHAN FARCAAGA MA DEGO SHABEELADA HOOSE DIGIL IYO INTA LA DHALATAY AYAA XUKUMEYSA MIRIFLE ANAGUU NALA DHASHAA WAXNA NALA WADAAGAA DIIRIYE XAARAANTII WAA DHAMAATAY KACOO GURIGAAGII AAD ILOOWDAY BUSTA KAOO JAFO.[ GARRE WEYNE]

  18. Hadal Yar howl badan…
    Maanta oo dhan inaan dhahno waa tuug waa xaaraan ku naax waa munaafaq waxba masoo kordhinayaan ee hadalkiisa dhab ha loo qaato waayo magac beel dhan uu ku hadlooyaa hadii aan hadalkaas jawaabtiis la siinina la socda dagaal baa iclaamisan oo ay rabaan h/gidir inay gobolada uu sheegaayo ku qabsadaan ayagoo adeegsanaya magaca hawiye..
    Digilow hurdada ka kac ee qoriga qaado si aad naftaada iyo maalkaada iyo sharaftada u badbaadiso..dulmigana isaga kor qaadid…dhankaaga ayey kajiiftaa howsha..
    Mirifle waaba dad isku tashtay oo gaaray heer ay yiraahdaaan walaalaheen waa inaan xaqooda raadinaa..lkn yaa xaq loo raadinaa qof hurda mise qof raba inuu xaqiisa dhacsado lkn garab u baahan..?

  19. Walee odeygaan waa ciyaal suuq warkiisana jawaab ma lahan xabad mooyaan. Sidoo kale mar ayuu dagaal iclaamey ka dhan ah beesha biimaal waxa ka raaceyna waa la ogaa hada sheekadu waxay maree DM iney iska dhiciyaan tuugada weerarka ku ah gobolka waxaa warkaan ka soo yeeriyey odeygaan sida laxda oo kale u qunfaca waayo waxaa gacantooda ku jira dhulka aw digil sheekadaana waxaa loo baahnaa marka ay beesha biimaal dagaal kula jirtey habar gidir iney soo garab istaagaan gobolka ka cirib tiraan balse ma aysan dhicin hadana waxaa digil laga rabaa iney dhulkooda ka sifeeyaan qeybta kaga aadan gobolka

  20. Masha allah wad mahadsantihin sida qimaha iyo qaya ad ugahadashen hadalka odigani afkkudhiga ah waxan kalo nibisharenaya in afayenka golaha dhaqanka belaha wllaha ah ee digil iyo mirifle malaq shino inu ujawabay ee jawabtasina an sotacliqino sidani iyo sika wanagsan dagalka oo shegayo diriye haso qado dhigisa waa xalal wana la isku qarxindona asiga iyo kuwa xarandonka ah insha allah

  21. saaxiibayaal mar kale ayaan idiin salaamay,marka xiga reer guri ceel madagaalamaan ee dadka ayay isku diraan oo mashquuliyaan ka dibna waxa meel cidla ah kaa qaataan,odeygaan wareersan hal su’aal ayaan weydiinaa hawiyaha aad u qaylo dhaansaneysid sow ma aha kuwii aad gurigooda iyo hantidooda ka dhacday oo ilaa hada aad gobolka banaadir kala bar degmooyinkiisa aad xoog gudoomiye degmo aad ka tihiin? war hawiye dambe inuu kuu gurmado iska daayee beesha h/gidir ayaanba is amineynin taa waxaa kuu daliil u ah xasan daahir dida ay u diideen in uu joogo cadaado iyo galmudug sidey ugu digeen in uu sii joogo deegaan odeygaan iyo beeshiisa biimaal ayaa dhuuso ka keentey ma digil iyo mirifle oo beelo badan ka kooban ayay tabar u helayaan ileen tii sal balaar ku dhacday waa laga war hayaa

Comments are closed.