WARARKA

Alshabaab oo lagala wareegay dhowr tuulo oo hoostagta degmada balcad

Ciidamada xoogga dowladda Soomaaliya ayaa howlgalo qorsheysan kula wareegay deegaano cusub oo hoostaga degmada Balcad ee gobolka Sh/dhexe. Deegaanada cusub ee ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed...

Mareykanka oo xayiraad dhinaca dhaqaalaha kusoo rogey shaqsiyaad soomali ah

Dowladda Mareykanka ayaa xayiraad dhanka maaliyadda ah ku soo rogtay shabakad qaabilsan fududeynta dhaqaalaha al-Shabaab ah kuwaas oo door hoggaamineed ku leh al-Shabaab dhexdooda. Qoraal...

Reysulwasaaraha oo ka hadley qatarta amni ee ku wajahan qaarada africa

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Hamza Abdi Barre ayaa khudbad dheer ka jeediyay madasha Tana Forum oo sanadkan si gaar ah looga hadlayay...

Ciidamada dowlada oo alshabab kala wareegay deegaanka xawaadley

Wararka ka imaanaya deegaanka Xawaadleey oo ka mid ah deegaanada hoostaga degmada Balcad ee gobolka Sh/dhexe ayaa sheegaya in ciidamada dowladda Soomaaliya ay kala...

Gudoomiyaha maxkamada ciidamada qalabka sida oo maanta la wareegay xilka

Guddoomiyaha cusub ee Maxkamadda Sare ee Ciidamada Qalabka Sida, Sareeyo Guuto Liibaan Cali Yarow ayaa maanta si rasmi ah xilkii ugala wareegay Guddoomiyihii hore...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img