WARARKA

Gudoomiyaha baarlamaanka oo kulan la qaadey gudoomiyaha baarlamaanka dalka austria

Guddoomiyaha Golaha Shacabka Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa magalada Vienna kula kulmay dhigiisa dalka Austria Wolfgang Sobotka. Kulanka labada mas’uul ayaa looga hadlay mataaneynta...

Alshabab oo xukun dil ah ku fuliyey 6 qofood

Kooxda Alshabaab ayaa fagaare kuyaal degmada Saakoow ee gobolka Jubbada dhexe ka geysatay xukun dil ah oo ay ku fulisay 6 nin oo ay...

Maxkamada racfaanka ugandha oo xukun dil ah ku xukuntey ciidamo ka howlgalay somaliya

Maxkamad racfaanka Uganda ayaa maanta dil toogasho ah ku xukuntay Labo askari oo ka tirsan ciidamada Uganda ee howlgalka u joogay Soomaaliya oo lagu...

Gudoomiyaha baarlamaanka oo kulan la qaatey qaar ka mid ah jaaliyada wadanka holland

Wefdi uu horkacayo Guddoomiyaha Baarlamaanka FS Sheekh Aadan Maxamed Nuur oo shalay soo gaaray waddanka Netherlands, kaddib markii uu casuumaad ka helay dhigiisa...

Gurmad ay xukuumada u dirtey deegaanka yasooman oo halkaasi gaarey

Waxaa Maanta degaanka Yasooman ee gobolka hiiraan gaaray gaadiid dagaal iyo Ciidamo aad u farabadan, kuwaas oo ka yimid dhinaca degmada guriceel ee gobolka...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img