WARARKA

Wasiirka arimaha gudaha oo maanta magalada muqdisho kusoo dhaweeyey madaxa hey’ada qaxootiga aduunka

Wasiirka Wasaaradda Arrimaha gudaha iyo dib u heshiisiinta Xukuumadda Fedaraalka Soomaaliya Axmed Macallim Fiqi ayaa Maanta garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho kusoo...

Dowlada oo ogolaatey heshiiska soo saarida shidaalka ey la gashay shirkada Coastline

Wasiirka Wasaaradda Batroolka iyo Macdanta Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdirisaq Cumar Maxamed ayaa ku guuleystay toosinta iyo dhammeystirka heshiiska wadaagga waxa soosaarka Shidaalka ee...

Wasiirka gaashaandhiga iyo wasiirada haweenka oo maanta gaarey magalada beledweyne

Magaalada Beledweyne ee Xarunta Gobolka Hiiraan waxaa Maanta gaaray oo lagu soo dhaweeyay Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhigga Xukuumadda Soomaaliya Cabduqaadir Maxamed Nuur ( Jaamac) Wasiirka...

Afhayeenka hey’ada Unicef oo ka warbixiyey xaalada abaar ee ka jirta dalka somaliya

Hal qof oo ilmo yar ah ayaa daqiiqad kasta la seexiyaa isbitaallada daawaynta nafaqo-darrada Soomaaliya, halkaas oo abaar ba’an ay khatar ku tahay inay...

Wasiirka arimaha gudaha oo maanta kulan la qaaday wefdi ka socda hay’ada IOM

Wasiirka Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Axmed Macallim Fiqi ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay wafdi ka socday Hay’adda Socdaalka...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img