WARARKA

Dhegeyso:- Kulankii Barlamanka oo maanta lasoo gabagabeeyey iyo moshinkii oo mar kale dib loo dhigey

Waxaa Maanta Mar Kale Dib lo dhigay Doodi ku Aadanayd ka Doodista Mooshinka Kadhanka ah Xukumadda Riiusl Wasaare Saacid. 168-xildhibaan ayaa mooshinka soo gudbiyey inkastoo...

Qormadii:- Maxamed Adkeeste iyo Gartii Qabuuraha

Gar ayaa loo fadhiyaa oo maxaa looga had-layaa oo lagu xalinayaa gartaasi kolkaad weydiiso Dadka goobjooga ka ah goobta ay ka socoto Garta lagu...

Dhegeyso: Suldaan warsame oo ka jawaabey hadal dhawaan kasoo yeerey qaar ka tirsa caadaqaatayaasha Beelaha Digil ee ku sugan Muqdisho

Afhayeenka Odayaasha Dhaqanka Soomaaliyeed Ahna Gudoomiyaha Malaaqyada Digil I Mirifle Suldaan Warsame Suldaan Ibraahim ayaa si cad uga hor yimid hadal dhawan kasoo yeerey...

Wasiirada arimaha dibada dalka somaliya Fosiyo Yusuf Xaaji oo maanta dalka dib ugu soo laabatey

Wasiirka Arrimaha dibada Ahna Ra'isal wasaare ku xigeenka Xukuumada Soomaaliya Foosiyo Yuusuf Xaaji Aadan oo maanta dalka dib ugu laabatay ayaa warbaahinta kula hadashay...

Dhegeyso:- Gudoomiyaha Malaaqyada Digil iyo Mirifle Suldaan warsame Suldaan Ibrow oo ka hadley arimaha dib u dejinta

Afhayeenka Odayaasha Dhaqanka Soomaaliyeed Ahna Gudoomiyaha Malaaqyada Digil I Mirifle Suldaan Warsame Suldaan Ibraahim oo u waramayey warbaahinta Koonfur Galbeed ayaa waxaa uu ka...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img