WARARKA

Xildhibaanadee saxiixey Mooshinka laga keeney Reysulwasaare Saacid?

Waxaan halkan idinkugu soo gudbineynaa xildhibaanadii moshinka ka keeney Reysuwasaraha kuwaas oo tiradoodu tahay 166 1) Xildhibaan Cumar Cali Nuur 2) Xildhibaan Xasan Macallin Axmed 3) Xildhibaan...

Reysulwasaraha oo loo diidey inuu qudbad ka hor jeedo Baarlamaanka

Xildhibaannada baarlamaanka Somalia ayaa diiday maanta inuu hadal u jeediyo ra’iisul wasaaraha Somalia, Cabdi Faarax Shirdoon (Saacid), kaddib qoraal ka yimid ra'iisul wasaaraha oo...

Xildhibaanada baarlamaanka oo maanta bilaabey iney ka doodaan mooshinkii laga keeney Reysulwasaare Saacid

Xildhibaanada baarlamaanka Soomaaliya ayaa maanta billaabaya doodad mooshinka ka dhanka ah xukuumadda ra’iisul wasaare Cabdi Farax Shirdoon (Saacid) kaasoo ah mid lagu doonayo in...

Dhegeyso: Malaaq shiine oo faahfaahin buuxda ka bixiyey halka uu marayo shirka ka socda Magalada Baydhaba

Malaaq shiine oo aan wareysi la yeelaney maanta ayaa waxaa uu ka waramey guud ahaan halka uu marayo shirka ka socda magalada baydhaba ee...

Dhegeyso: Prof Cabdirahman Xaaji Adan Ibbi oo ka hadley arimaha Gobolka Shabeelaha Hoose

Prof Cabdirahmaan Xaaji Adan Ibbi oo ka mid xildhibaanada dowlada federalka somaliyaad ayaa waxaa uu ka hadley dhibta ka taagan gobolka shabeelaha hoose iyo...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img