WARARKA

Dhegayso…Qayb kale oo Kitaabkii Cumdatul Axkaam.

                  Waxaa inoo Akhrindoona Macalin Cabdinuur Salaad Xasan Imaamka Masjid Al-Suna Wadacwa ee magaalada Atlanta gobolka Georgia dalka Maraykanka. Halkan ka dhegaysoUnknown Album Ku dhegayso Mobilkaaga

Dhegayso..Maxaa maanta ka dhexdhacay Baarlamaanka?

Ka dhegayso HalkanUnknown Album Ku dhegayso Mobilkaaga

Malaaqa Beesha Disow oo Ka Tacsiyeynaya Geeridii Gudoomiye Ku Xigeenka Gobolka Bakool

Innaa lillaahi wa innaa Ilaahi raajicuun, Waxaan halkan anigoo ku hadlaya magacayga iyo magaca Beesha aan Malaaqa u ahay ee Dissow aan tacsi tiiraanyo...

Shirkii Jaaliyada Digil iyo Mirifle ee Dalka Sweden oo lasoo gabagabeeyey

Maalintii shalay 30 November 2013 , waxaa ka dhacay magaalada Örebro ee wadanka Sweden, shir ay isugu yimaadeen in ka badan 100 xubnood oo...

Dhegeyso:-Kulankii Baarlamaanka oo kol dhow soo idlaadey ayadoo doodihii ey weli socdaan

Waxaa kol dhow soo idlaadey kulankii baarlamaanka ayagoo maanta halkaasi ku lahaa dood aad u xiiso badneyd oo ey kaga doodayeen mooshinkii laga keeney...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img