Dhegeyso:- Kulankii Barlamanka oo maanta lasoo gabagabeeyey iyo moshinkii oo mar kale dib loo dhigey

0
30

jawariWaxaa Maanta Mar Kale Dib lo dhigay Doodi ku Aadanayd ka Doodista Mooshinka Kadhanka ah Xukumadda Riiusl Wasaare Saacid.

168-xildhibaan ayaa mooshinka soo gudbiyey inkastoo magacyada 83 xildhibaan laga hor akhriyey Baarlamaanka kuwaasi oo diyaar u ah doodooda xukuumada ka dhanka ah inay soo gudbiyaan.

 

Prof Jawaari

 

Halkan hoose kaga dhegeyso Mobilkaada

 

Prof Jawaari Mobil

 

Daafeet.Com