WARARKA

War deg Deg Ah: C/fataax geesey oo ka tanaasuley

War daqiiqado ka hor inaga soo gaarey madasha uu ka socdo doorashooyinka madaxweyne loogu dooranaayo maamulka koonfur galbeed somaliya ayaa sheegaya in musharax C/fataax Maxamed...

War deg Deg Wareegii labaad ee doorashooyinka xilka madaxweyne oo ey usoo gudbeen 3 musharax

Waxaa kol dhow xarunta ADC ka bilaaban doona wareegii labaad ee doorashooyinka xilka madaxweynenimada jkoonfur galbeed somaiya kaasoo ey usoo gudbeen 3 musharax   1- Madoobe...

war deg deg ah wareegii koowaad oo tiradiisa lasoo gaba gabeeyey

Waxaa kol dhow lasoo gaba gabeeyey tirinta codka wareega koowaad ee madaxweynenimada dowlada gobeedka koonfur galbeed somaliya waxaana codadkii ey noqdeen sidan,   1- Madoobe Nuunow...

War deg deg ah: Tirinta cod bixinta madaxweynenimada koonfur galbeed wareega koowaad oo hada bilaabatey

Waxaa kol dhow ka bilaawdey xarunta ADC ee magalada baydhaba tirinta codka wareega koowaad ee dorashada madaxweynenimada koonfur galbeed somaliaya oo hada lasoo gabagabeeyey Musharixintii...

War deg deg ah:- Doorashadii madaxweynenimada koonfur galbeed oo hada bilaavatey

Waxaa hada Codka ugu horeeya dhiibtay Gudoomiyaha Gollaha Guurtida Koonfur Galbeed Malaaq Xasan Shure. Musharixiintu waxay wada fadhiyaan hal meel, gudiga doorashada ayaa isna fa...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img