War deg deg ah:- Doorashadii madaxweynenimada koonfur galbeed oo hada bilaavatey

0
185

breaking nWaxaa hada Codka ugu horeeya dhiibtay Gudoomiyaha Gollaha Guurtida Koonfur Galbeed Malaaq Xasan Shure.

Musharixiintu waxay wada fadhiyaan hal meel, gudiga doorashada ayaa isna fa dhiya meel ka yara fog halka ay Musharixiinta fadhiyaan.

Amaanka Magaalada Baydhabo iyo kan Xarunta ay kasocota Codbixinta ayaa siweyn loo adkeeyey waxana wadooyinka ADC-da soo gala xiray ciidamo madani ah oo loogu talaga lay sugid amniga.

 
Daafeet.Com