war deg deg ah wareegii koowaad oo tiradiisa lasoo gaba gabeeyey

0
126

breaking nWaxaa kol dhow lasoo gaba gabeeyey tirinta codka wareega koowaad ee madaxweynenimada dowlada gobeedka koonfur galbeed somaliya waxaana codadkii ey noqdeen sidan,

 

1- Madoobe Nuunow Maxamed oo heley 27 cod

2- Maxamed Adan Ibrahin (Farkeeto) 21 cod

3– C/fataax Maxamed Ibrahin Geesey  oo heley 18 cod

4– C/llahi Maxamud Idiris (Lesta) oo heley 3 cod

5- Ing Xasan Maxamuud Abukar oo heley 3 cod

6- Ing Saalax sheekh osmaan oo heley 1 cod