Waxaa kol dhow xarunta ADC ka bilaaban doona wareegii labaad ee doorashooyinka xilka madaxweynenimada jkoonfur galbeed somaiya kaasoo ey usoo gudbeen 3 musharax
1- Madoobe Nuunow Maxamed
2- C/fataax Maxamed Ibrahin Geesey
3- Maxamed Adan Ibrahin (Farkeeto)
Waxaa la filayaa in kow dhow ey bilowdaan qeybtii labaad ee doorashooyinka
Daafeet.Com