WARARKA

Daawo…Qoryooleey Shalay iyo Maanta!

              Degmada Qoryooleey waxa ay ka mid tahay Sideeda degmo ee uu ka kooban yahay gobolka Shabellaha hoose waxayna u jirtaa caasimada magaalada Muqdisho ilaa...

Bayaan Taageerid dhismaha Maamulka lixda Gobol ee Koonfur Galbeed Somaliya.

Ka dib Papaya Party markuu arkay Xaqnimada Shacabka ku nool lixdaas gobol in ay ayahooda ka tashtaan. markii uu daraaseeyay xaqiijiyayna rabittaanka Shacabka ku...

Dhegayso..Madaxweyne kuxigeenka K/G “Waxaa inoo qabsoomay wax badan 60-kii Maalmood ee aan jirnay

Madaxweyne ku xigeenka Dowlad goboleedka KoonfurGalbeed Soomaaliya Maxamuud Sayid Aadan oo wareysi gaar ah siiyay warbaahinta Wadajirradio xafiiskeeda KoonfurGalbeed ayaa waxa uu ka waramay...

Dhegayso..Muqdisho waa caasimada Qaranka ee MoonGaaboow ogow Qabiil kuma maamuli kartid

Masuuliyiinta Gobalka iyo Qabiiladooda.  Kamal Gutale ayaa waxaa loo magacaabay Gudoomiye kuxigeenka Gobolka Banaadir dhinaca siyaasada iyo dimoqraadiyeynta , waxa uu kasoo jeedaa Beesha Habar...

Dhegayso..Qayb kale oo Kitaabka Cumdatul Axkaam(Qisaasta)

Waxaa inoo akhriyi doona Macalin Cabdinuur Salaad Xasan Imaamka masjid Al-Suna wa Dacwa ee magaaladan Atlanta gobolka Georgia dalkan Maraykan. Halkan ka dhegayso Wadajirradio March 16...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img