Dhegayso..Muqdisho waa caasimada Qaranka ee MoonGaaboow ogow Qabiil kuma maamuli kartid

4
279

moongaabMasuuliyiinta Gobalka iyo Qabiiladooda.

 Kamal Gutale ayaa waxaa loo magacaabay Gudoomiye kuxigeenka Gobolka Banaadir dhinaca siyaasada iyo dimoqraadiyeynta , waxa uu kasoo jeedaa Beesha Habar Gidir , waxa uuna ahaa Agaasimihii Madaxtooyada Soomaaliya. (hadana wuu iska casilay xilkaas markii uu ku qanci waayay)

Ismaaciil Macalin Cabdi Guure waxaa isna loo magacaabay kuxigeenka dhinaca Maamulka iyo Maaliyada Gudoomiyaha Gobolka Banaadir , Ninkan waxa uu kasoo jeedaa Beesha Murusade waxa uuna horey uga soo shaqeenayay Talifishinka Al-Carabiya.

Iimaan Nuur Iikar ayaa loo Magacaabay Gudoomiye kuxigeenka Gobolka Banaadir Dhinaca Arimaha Bulshada , Masuulkan waxa uu kasoo jeeda Beelaha Banaadiriga , waxa uuna horey u ahaa Gudoomiye Kuxigeenkii Tarsan ee dhinaca Maaliyada.
Cabdi Baasid Maxamed Cabdirixmaan waxaa loo magacaabay Afhayeenka gobalka banaadir, wuxuu ka soo jeedaa Beesha Shiiqaal, wuxuu ahaa bare mid ka mid ah jaamacadaha Muqdisho (hadana wuu iska casilay xilkaasi)

 Gudoomiyaasha degmooyinka

1- Gudoomiyaha Cusub ee Hodan C/qaadir Cali Kullane (Saruur)

2- Gudoomiyaha Cusub ee Waabari Axmed Muumin Maxamed  (Xawaadle)

3- Gudoomiyaha Cusub ee Xamarwayne Cabdikhaadir Maxamed cabdiKhaadir  (Beelaha Banaadiriga)

4- Gudoomiyaha Cusub ee Xamar jajab Axmed Cismaan Dhowre (Cayr Habar Gudir)

5- Gudoomiyaha Cusub ee Hurwaa Maxamed Axmed Xaashi (Duduble)

6- Gudoomiyaha Cusub ee Wadajir Axmed Cabdulle Afrax (Daauud Abgaal)

7- Gudoomiyaha Cusub ee Dharkenlay Aadan Maxamed Cumar (Daauud Abgaal)

8- Gudoomiyaha Cusub ee Warta Nabada Yaasiin Nuur Cali (Murusade)

9- Gudoomiyaha Cusub ee Boondheere Qaasim Xasan Cabdulle (Abgaal Abgaal)

10- Gudoomiyaha Cusub ee Shibis C/fataax Nuur Cali ( Abgaal)

11- Gudoomiyaha Cusub ee Shangaani Saciid cabduqaadir saciid (Beelaha Banaadiriga)

12- Gudoomiyaha Cusub ee Cabdicasiis Cismaan Muxudiin Cali (Abgaal)

13- Gudoomiyaha Cusub ee Kaaraan Axmed Xasan Yalaxow (Abgaal)

14- Gudoomiyaha aanan wali la badalin Dayniile Xiiray Muxudiin nuur (Murusade)

15- Gudoomiyaha aanan wali la badalin Howlwadaag Maxamed Abuukar Jacfar (Murusade)

16- Gudoomiyaha aanan wali la badalin Yaaqshiid Muxudiin xasan jurus ( Abdaal)

7-Abgaal

 3-murusade

 2-Beelaha Banaadiriga

 2-habar gudir

 1-xawaadle

 1-Duduble

Halkan ka dhegaysoUnknown Album

 

Daafeet.Com

 

4 COMMENTS

  1. dadkaan waxey ka shaqeyneyaa kala taga somaaliya xamar waa la ogyahay dadka ugu tirada badan xataa hal gudoomiye looma maga caabin iskaba daa somalidii kale aawey jareer weyne aawey digil mirifle masaasey rabaan iney dowlad kunoqdaan yaa wax u sheegaa qof walbo gobolkiisa ha dhisto aygaa go,doon geli doono

  2. Ileyn qof kasta afkeyga furan buu u hadlaa,
    xaa xamar eelaay&jareer ka quseeya kuwiina xitaa wasaqda badan oo tuugsanaya wa soo tarxileynaa maamul aan dhisaney baaba dhaheyseen maxaa idin daba dhigay dadkale wixisa, saw idinkaba 6 gobol uni leh ma dhaheyninoo, yaab,

  3. Xwashadan yaa wax u sheega adigoo calool geel kugutaalo maa ellay waxba ka sheegin tuugayeey tuugta dhashay hawiye ma asgaa xalaal ex du faarka iyo asga waa isku mid

  4. Magaca aad wadato waa afgooye wacdaan , maxaa isugu dhejinee eelaayahaw qurunka ah,
    adigana eyladii xaabada qurunka suuqyada ka qaraaba jiray ma tihidoo duli, doofaar
    adigaa eh hawiye kuwaad magan alaay dhehi jirteen waye,

Comments are closed.