WARARKA

Gudomiyaha Gobolka Banadir oo Maanta la kulmey Ergeyga Qaramada Midoobey u qabilsan Somaliya

Guddoomiyaha gobolka Banaadir Jen. Xasan Maxamed Xuseen (Muun-gaab) ayaa maanta kula kulmay Muqdisho ergayga Qaramada Midoobay ee Soomaaliya, dajire Nicholas Kay, iyadoo kulankoodu uu...

Gudomiyaha Barlamanka Prof Maxamed Osman Jawaari oo sheegey in Xildhibanada loo sameyn doono Ilaalo u gaar ah

Gudmiyaha Baarlamaanka Soomaaliya Prof Maxamed Osman Jawaari ayaa go’aamiyay maanta in waardiyeyaal gaar ah loo sameynayo xildhibaan walba, iyadoo lacagta la siinayo ilaalada xildhibaanada...

Wasiir ku xigeenka Qorsheynta iyo Iskaashiga Caalamiga iyo Jaaliyadaha Dibada Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Somaliya oo la kulmey Waxgaradka k/g/s ee London

Wasiir ku xigeenka qorsheynta iyo iskaashiga caalamiga iyo jaaliyadaha dibada dowlad goboleedka koonfur galbeed somaliya Axmed Osman Duuble ayaa shaley gelinkii dambe kula kula...

Daawo Sawirka uu Amiin Camir ka sameeyey Madaxweyne Xasan Sheekh iyo Barlamanka waxa kala heysta

Farshaxanka weyn ee amiin camir oo aalaba ka hadla halka ey mareyso siyaasada guud ee dalka ayaa sawirkan waxaa uu ku cabirayaa qilaafka soo...

Dhegeyso: Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed oo ka hadley Safarka uu ku yimid Magalada Muqdisho

Madaxweyne dowlad goboleedka koonfur galbeed somaliya Madoobe Nuunow Maxamed oo soo gaaray magaalada Muqdisho ayaa ka hadlay ujeedka uu u yimid magaalada Muqdisho waxa...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img