Maxkamadda sare ee dalka Kenya ayaa ku amartay wasiirka arrimaha gudaha Kenya, Joseph Ole Lenku in uu joojiyo qorshaha dadka qaxootiga ah ee magaalooyinka...
In ka badan 130 xildhibaan ayaa ka shaqeynaya sidii ey mooshin uga keeni lahaayeen madaxweynaha dowlada federalka somaliya ayagoo ku eedeynaya in uu xilkiisa...