WARARKA

Dhegeyso:- Madaxweynaha oo markii ugu horeysey ka hadley Iscasilaada loosoo jeediyey

Madaxweynaha dowlada federalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka hadley markii ugu horeysey moshinka iscasilaada ee loo soo jeediyey wuxuuna sheegey in maanta uu...

Dhegeyso:- Xildhibaan Maxamed Cumar Dalxa oo ka hadley Safar Reysulwasaraha ku marayao Gobolka Shabelaha Hoose

Xildhibaan Maxamed Cumar Dalxa oo kamid ah mudanayaasha baarlamaanka Soomaaliya ee ka soo jeeda gobalka Shabeellaha Hoose ayaa dhaliilay safarka Ra’iisul wasaare Cabdiweli Sheekh...

Daawo Sawirada: Gudoomiyaha Barlamaanka oo xaley la kulmey Wafdigii uu hogaaminaayey Madaxweynaha Koonfur Galbeed Somaliya

Gudoomiyaha Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Prof. Maxamed Sheekh Cismaan Jawaari ayaa kulan waxaa uu xaley la yeeshey wafdi uu hogaaminaayey Madaxweynaha Koonfur Galbeed Somaliya Mudane...

DaawoSawirada:- Reysulwasare Cabdi weli oo Casha sharaf xaley u sameeyey Madaxda koonfur Galbeed

Raisalwasaaraha xukuumada federaalka Soomaaliya mudane Cabdiweli Sheekh Axmed ayaa xalay waxa uu casho sharaf u sameeyay wefdiga ka socda dowlad goboleedka Koonfur galbeed ee...

Madaxweynaha Dowlada Federalka Somaliya oo Dalka dib ugu soo laabtey

Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa dib ugu soo laabtay Muqdisho, iyadoo si weyn loogu soo dhaweeyay garoonka diyaaradaha Aadan...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img