WARARKA

Dhegayso..Qoysas Buurdhuubo kasoo qaxay oo gaarey degmada Ceelwaaq ee gobolka Gedo

120 qoys oo kasoo barakacay dagaallada iyo deganaansho la,aanta ka taagan degmada Buurdhuubo ee Gobolka Gedo ayaa degay xeryaha ay ku jiraan dadka Barakacayaasha...

Qarax aad u xoogan oo Caawa ka dhacay Magalada Neyroobi

Qarax aad u xoogan ayaa cawa waxaa uu ka dhacay magalada neyroobi qaraxan oo geystey qasaaro isugu jirta dhimasho iyo dhaawan ilaa iyo hada...

Dhegeyso:- Xildhibaan Maxamed Omar Dalxa oo ka hadley Xadgudubka ka socda Kenya

Xildhibaan Maxamed Cumar Dalxa oo kamid ah baarlamaanka Soomaaliya ayaa sheegay in dowladda Kenya aan loo dulqaadan karin tacadiyada iyo waxyeeleynta ay wadaan. Xilldhibaanka aya...

Alshabab oo Hanjabaat u dirtey Gudoomiyeyaashii Degmooyinka ee Xilka laga qaadey

Xarakada Al-shabaab ayaa ku hanjabtay inay beegsanayso guddoomiyeyaashii degmooyinka gobolka Banaadir ee xilalka laga qaaday, kuwaasoo ay ku eedeeyeen inay dhibaatooyin horay ugu geysteen...

Dhegeyso:- Safiirka somaliya u fadhiya Kenya oo xaqiijiyey in Somali hor leh maanta laga soo tarxiili doono Kenya

Dowlada Kenya ayaa maanta waxaa ey dalkeeda kasoo musaafurin doontaa somali sharci daro ku joogtey dalka kenya sida uu xaqiijiyey Safiirka somaliya u fadhiyo...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img