WARARKA

Dadka Sh.Hoose oo Sanadkan 1da Luulyo Murug ku soo Dhawaynaya

Maanta waxay ku beegan tahay 1 Luulyo oo astaan u ah markii ay Xornimada qaateen Gobolada Koonfureed islamarkaana ay israaceen Gobolada Waqooyi iyo kuwa...

Maraykanka oo Xirayo Xawaaladaha Soomaaliya

Malaayiin Soomaali ah oo ku nool gudaha Dalka ayaa Cabsi ka muuujinaya inay waayaan Lacagihii ay ka heli jireen dhinaca Dibada, iyadoo arintaan ay...

DHagayso: Shabaab oo Sheegatay inay soo Rideen Helicopter

Afhayeenka Ciidaanka Ururka Al-Shabaab C/casiis Abuu Muscab ayaa sheegay inay soo rideen Diyaarad Holicopter, Taas oo Amiison u adeegsanaayeen inay Saad gaarsiiyaan Ciidamadooda ku...

Daawo Filinkan Soomaalaay dooga Dheega Hooba Doo Dheegaasaan Mana Taabiyaaw

Tixdan gabeyga ah abawaanka waxaa uu ugu tala galay somalida bal nala daawada. [youtube https://www.youtube.com/watch?v=pc3YVaD4Czw] Daafeet.Com

Dhegayso..Qoysas Gobolka Bakool kasoo qaxay oo gaarey degmada Luuq ee Gobolka Gedo(Wareysi)

Ku dhowaad ilaa 400 qoys oo kasoo barakacay dagaallada iyo deganaansho la,aanta ka taagan degaano ka tirsan Gobolka Bakool ayaa degay xeryaha ay ku...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img