DHagayso: Shabaab oo Sheegatay inay soo Rideen Helicopter

0
40

imgresAfhayeenka Ciidaanka Ururka Al-Shabaab C/casiis Abuu Muscab ayaa sheegay inay soo rideen Diyaarad Holicopter, Taas oo Amiison u adeegsanaayeen inay Saad gaarsiiyaan Ciidamadooda ku kala sugan Hiiraan iyo Galgaduud, Sida Afhayeenku yiri.

Afhayeenka ayaa tibaaxay inay Ciidamadooda go`doomiyeen Ciidamada Amisoon ee ku kala sugan Hiiraan iyo Galgaduud.  Afhayeenku wuxuu sido kale sheegay inay isku dayeen marar badan soo Riditaanka  Diyaaradaha Sahayda  u sida Ciidamada Amisoon.  Ugu Danbeyn wuxuu Afhayeeenku ku hanjabay inay hada ka dib ay soo ridi doonaan Diyaaradaha Sahayda u sida Ciidamada Amisoon.

Hadalka Afhayeenka halkan hoose ka dhagayso.