WARARKA

Mid ka mid ah Diyaaradaha Qaadka oo Maanta Ku Burburtey Garoonka Jommo Kenyatta

Diyaarad Qaad u soo siday Soomaaliya ayaa saakay ku burburtay meel ku dhow garoonka diyaaradaha Jommo Kenyatta ee magaalada Niarobi, iyadoo ay ku dhinteen...

Dhegeyso:-Qaar ka Tirsan Malaaqyada Mirifle oo Bilaabey Iney u Kala Dhuuntaan Kooxda 3 Gobol

Tan iyo intii dowlada federalka somaliya ey ku dhawaaqdey iney aqoosan doonto maamul loo sameeyo 3da gobol  shabeelaha hoose bay iyo bakool ayaa waxaa...

Reer Baydhabo oo joojiyay isticmaalka No-3 waa maxay sababtu?

Magaalada Baydhaba ee xarunta u ah gobolka Bay isla markaana ah xarunta KMG ah ee maamulka KoonfurGalbeed ee lixda gobol ayaa si weyn looga...

Faalo..KoonfurGalbeed Fashilka xaguu nooga yimid?!!!

Kadib kolkii ay fashil ku dhamaadeen wadahadaladii Dowlada fedraalka ah ee Soomaaliya iyo Dowlad goboleedka KoonfurGalbeed ayaa waxaa soo if baxay in mas'uuliyiinta hay'adaha...

Daawo: Socdaalkii Ey Shaley Ku Tagtey Magalada Baydhaba Ku Xigeenka Wakiilka Ururka Midowga Africa

Shaley ayaa magalada baydhaba waxaa socdaal ku tagtey Kuxigeenka wakiilka Midowga Afrika u qaabilsan arimaha Soomaaliya Lydia wonyoto Mutende waxaana garoonka Diyaaradaha Magaalada Baydhabo...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img