Daawo: Socdaalkii Ey Shaley Ku Tagtey Magalada Baydhaba Ku Xigeenka Wakiilka Ururka Midowga Africa

0
40

lydiaShaley ayaa magalada baydhaba waxaa socdaal ku tagtey Kuxigeenka wakiilka Midowga Afrika u qaabilsan arimaha Soomaaliya Lydia wonyoto Mutende waxaana garoonka Diyaaradaha Magaalada Baydhabo kusoo dhaweeyey saraakiil sare oo katirsan AMISOM.

Lydia wonyoto Mutende ayaa sheegtay ujeedadada Baydhabo in ay tahay in ay isbartaan saraakiisha AMISOM iyo kuwa Soomaaalida.

Daafeet.Com