WARARKA

Alshabab oo Maanta Weerarey Xabsiga Loo Yaqaan Godka JIlicow ee Ku Yaala Magalada Muqdisho

Dagaalyahanno ka tirsan Al-Shabaab ayaa barqadii maanta weerar ku qaaday xabsi si aad ah loo sugo amnigiisa oo ku yaalla Magaalada Muqdisho iyagoo isku...

Ciidamada Amisom iyo Kuwa Dowlada oo Maanta la Wareegey Degmada Kuntunwaareey

Ciidamada dowladda Soomaaliya iyo kuwa Midowga Afrika ee AMISOM ayaa gellinkii dambe ee maanta kala wareegay Al-shabaab degmada Kurtun-waarey ee gobolka Shabeellada Hoose. Goobjoogayaal ku...

War Deg Deg Ah:- Col Bare Hiiraale oo Goor Dhaweyd Gaarey Magalada Muqdisho

Warar kol dhow aynu ka helney magalada muqdisho ayaa sheegaya in wafdi uu hogaaminaayo Col.Barre Aadan Shire Barre Hiiraale ay soo gaareen magaalada Muqdisho...

Dhegeyso:- Gudomiyaha Gobolka Shabelaha Hoose Cabdulkhadir Siidi oo ka Warbixnaayo Howlgalada Amison Ka Wado Buul Mareer

Gudoomiyaha Gobolka Shabellaha Hoose C/qaadir Maxamed Nuur”Siidii” oo Wareeysi siiyay Idaacada VOA ayaa ka hadlay Dagaalkii ka dhacay Gobolka Shabellaha Hoose. Gudoomiyaha Shabellaha Hoose ayaa...

Daawo Amiin Camir oo Soo Bandhigey Somaliya Iyo Qabiil Waxa Kala Heysta

Amiin camir ayaa sawirkan waxaa uu kaga hadlayaa xaalada soomaliya ey ku sugan tahay iyo lugooyada uu qabiilku ku hayo dowladnimo dhab ah iney...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img