Barakac aad u weyn ayaa laga soo sheegayaa Buulo mareer iyo Degmada Baraawe ee Gobalka Shabeelaha Hoose, xilli saaka ciidamada huwanta ay ku dhaqaaqeen...
Dowladda Soomaaliya ayaa u dirtay maxkamadda ugu sarreysa Qaramada Midoobay dacwad la xiriirta muranka badda ee kala dhexeeya Kenya, si loo ogaado xadka badda...