WARARKA

Dhegayso…(Faayoow”Wafdiga Ingiriiska waxwalba waxay shardi uga dhigeen inaan Sedex gobol samayno”

Faadumo Maxamed Xuseen(Faayoow) Wasiirka wasaarada Haweenka maamul goboleedka KoonfurGalbeed ayaa waxay maanta ka dhawaajisay in wafdigii uu hogaaminayay safiirka Ingiriiska Soomaaliya ee shalay tagay...

Daawo: Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed oo Ka Digey Dhibaato Hor Leh oo Kasoo Socota Magalada baydhaba

Madaxweynaa dowlad goboleedka koonfur oo u waramayey telfishinka universal ayaa waxaa uu warbixin ka bixiyey bananbixii ey dadka ku dhinteen ee ka dhacay magalada...

Daawo:- Beenta uu lasoo Shir Tegey Taliyaha Ciidanka Boliska Baydhabo

Bananbax malin ka hor ka dhacay magalada baydhaba oo ey ku dhinteen muwaadiyiin kasoo jeeda koorker galbeed ayaa waxaa ka waramey taliyaha ciidanka boliska...

Daawo..Safiirka dowlada Ingiriiska u fadhiya Soomaaliya oo Baydhaba tagay

Wafdi balaaran oo uu hogaaminayay danjiraha dowladda Britain u fadhiya Soomaaliya Neil Wigan ayaa waxay maanta soo gaareen magaalada Baydhaba caasimada maamul goboleedka Soomaaliyeed...

Dhegayso..Xaaji Gaaboow”Maamulka Afgooye awood uma lahan inay qaadaan Isbaarooyinka yaalla Wadada”

Gudoomiyaha degmada Afgooye gobolka Shabeelaha hoose Xaaji Gaabow Cusmaan ayaa qaylo dhaan ka keenay isbaarooyin xad dhaaf ah oo degmada iyo daafaheeda ay soo...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img