WARARKA

Dhegayso..Siyaasiga Mardaadi”Dowladu waa inay Maxkamad soo taagtaa kuwa Baydhabo shacabka ku laayay”

Siyaasiga Abuukar Mardaadi oo ka hadlay banaanbixii dhiiga shacabka lagu daadiyay ee shalay ka dhacay magaalada Baydhoba ayaa sheegay inuu cambareynayo falkaasi shacabka reer...

Dhegayso…Xildhibaan Afaraale”Ibraahin Yarow looga hari maayo dhiiga uu Baydhabo ku daadiyay”

              Xildhibaan Maxamed Xuseen Afaraale ayaa ayaa maanta waxa uu ka dhawaajiyay in mas'uuliyada khasaarihii ka dhashay dibad baxii shalay ka dhacay magaalada Baydhaba ay...

Daawo:- Barnaamij Ey Aljazeera kaga Hadleyso Hub Ka dhigista Maleeshiyaadka

Barnaamijkan ayaa waxa ka wada hadlaya qaar ka tisan dowlada federlaka iyo wariyeyaal [youtube https://www.youtube.com/watch?v=NmuxbW7vKEI] Source Aljezeera Daafeet.Com

Daawo:- Dagaal ooge Yusuf Indhacade Oo Sheegey Inuu Hubka Isaga Leeyahay Cidna ka Qaadi Kartana eysan Jirin

Yusuf Indha cade oo ka mid ahaa dagaal oogayaashii in mudo ah ey u xayirneyd nabada daalka somaliya ayaa wareysi ey la yeelatey Aljazeera...

Wasiirka Gaashaandhiga Dowlada Federalka Oo La Kulmey Wasiirka Gashandhiga Turkiga

Wasiirka gaashaandhigga Soomaaliya, Maxamed Sh. Xasan Xaamud oo socdaal ku jooga magaalada Ankara ee xarunta dalka Turkey ayaa kulan la qaatay dhigiisa Turkiga. Wasiirka iyo...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img