Inaani lilaah wa inaa ileyhi raajicuun waxaa maanta magalada muqdihso Ku Geeriyootey alaha u naxariistee Ay Xaaji Safiyo Maxamed Axmed ee loo yaqaano Ay...
Bannaanbax looga soo horjeedo Maxamed Cismaan Jawaari iyo danjire Nicholas Kay ayaa maanta ka dhacay xarunta ADC-da iyo buundada Abshir Kaahiye ee magaalada Baydhabo.
Dadkii...
Dowlad goboleedka koonfur galbeed ayaa sheegey in marnaba wada hadal Ia furi doonin kuwa u ololeynaya Maamulka sadaxda Gobol ee fadhigiisu yahay Magaalada Baydhabo.
Maxamed...
Xildhibaan Maxamed Cumar Dalxa oo ka mid ah Xildhibaanada ka soo jeeda Gobolka Shabeelaha Hoose oo la hadlay warvaahinta ayaa ka hadlaya dhibaatooyinka ka...