WARARKA

Afhayeenka Amisom Col Cali Adan oo Sheegey Inuusan Qaraxa Ku Dhiman Sarkaal Mareykanka Ah

Afhayeenka AMISOM, Col. Cali Aadan Xumad ayaa beeniyay hadal kasoo baxay Al-shabaab oo ay ku sheegeen in ay ku dileen weerarkii shalay ay ciidamad...

Qarax ay Dad Badani Ku Dhinteen Oo Kol Dhaweyd Ka Dhacay Wadada Isku Xirta Afgooye Iyo Muqdisho

War goor dhow nasoo gaaray ayaa sheegaya in Qarax sababay dhimasho iyo dhaawac uu ka dhacay Laamiga xiriiriyo Muqdisho iyo Afgooye. Warar hor dhac ah...

Aqriso Warqadii Ay Golaha Guurtida Maanta u Gudbiyeen Nicholas Kay oo Booqosho Ku Tegey Magalada Baydhaba

Golaha Guurtida ayaa maanta kulan la qaatey ergeyga gaarka ah ee Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay u qaabilsan arrimaha Soomaaliya danjire Nicholas Kay kulankaasi...

Fiirso:- Sawir uu Amiin Ka Sameeyey Madaxweynaha iyo Raysulwasaraha oo Isku Mari La,a Xil Ka Qaadistii Sambaloolshe

Sawirkan uu amiin ka sameeyey labada masuul ee ugu sareysa dalka ayaa waxaa uu ku cabirayaa halka uu marayo qilaafka u dhexeeya labadooda kadib...

Ciidamada Amisom oo Lagu Edeeyey Iney Kufsi ka Geysato Qaar Ka Mid Ah Deegaanada Ay Ku Sugan Yihiin

Warbixintan cusub ee kasoo baxday hay’ada HRW ayaa shaacana looga qaaday xadgudubyo xaga jinsiga ah iyo kufsi ciidamada midowga Africa ka socda ee AMISOM...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img