Xildhibaan Maxamed Cumar Dalxa oo ka mid ah Xildhibaanada ka soo jeeda Gobolka Shabeelaha Hoose oo la hadlay warvaahinta ayaa ka hadlaya dhibaatooyinka ka jira deegaano ka tirsan gobalka Shabeelaha Hoose
Waxa uu sheegay dhibaatada ka jirtay Gobolka Shabeelaha Hoose inay ka dambeeyan ciidamo ka tirsan dowlada Soomaaliya.waxa uuna intaasi ku daray in Ciidamadaasi ay Gobolka ka geystaan dhibaatooyin fara badan.
Halkan hoose kaga dhegeyso mobilkada
Daafeet.Com