WARARKA

Jaaliyadda ka soo jeeda magaalada Wanlaweyn ee ku nool dalka Sacuudi Carabiya ayaa wada dhisida isibital cusub oo ay yeelato Degmada Wanlaweyn.

Gudi isugu jira aqoonyahan, ganacsato, indheer-garad, odeyaal, haween iyo dhalinyaro ka soo jeeda degmada Wanlaweyn ayaa isku howley sidii ay u dhisi lahaayeen isbitaal. Howshaan...

Gudoomiyaha Degmada Qoryooley oo Xukumada Ugu Baaqey In Beraleyda Laga Caawiyo Wexey U Baahdaan

Gudoomiyaha degmada Qoryooleey Maxamed Xaaji Cusman “Gaagaale”,ayaa sheegy in waqtigaan la joogo xilligii dadku ay tacban jireen beeraha laakiin ay jiraan dhibaatooyin fara badan...

Prof Jawaari oo Maanta Shir Jaraa,id ku Qabtey Magalada Baydhaba

Waxaa maanta magalada baydhabo shir jaraaid ku qabtey gudoomiyaha barlamanka maxamed sheekh osman jawaari gudoomiye jawaari ayaa shirkiisa jaraaid waxaa uu kusoo bandhigey guud...

Khilaaf Xoogan oo Soo Kala Dhex Galey Gudoomiye Jawaari iyo Wasiir Khalid

Wararka ka imanaya magalada baydhabo ayaa sheegaya in khilaaf xoogani uu soo kala dhex galey gudoomiyaha barlamanka maxamed sheekh osman jawaari iyo wasiirka dhalinyada...

Daawo bananbixii Maanta Ka Dhacay Magalada baydhabo

Bananbax aad u balaaran oo ey soo abaabuleen gudiga guurtida koonfur galbeed ayaa maanta waxaa uu ka dhacay magalada baydhabo. [youtube https://www.youtube.com/watch?v=jk_vjm5o4T8] Daafeet.com

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img