WARARKA

Wasiirka gaashaandhiga dalka jabuuti oo soo gaarey magalada muqdisho

Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhigga ee dalka Jabuuti, Xasan Maxamed Cumar iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa maanta kasoo gaaray garoonka diyaaradaha Aadan Cade ee magaalada Muqdisho...

Gudoomiyaha baarlamanka oo soo gabagabeeyey wejigii koowaad ee shirka dib u heshiisiinta siyaasiyiinta koonfur galbeed

Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Sheikh Aadan Maxamed Nuur Madoobe ayaa maanta soo xiray wajiga koowaad ee Shirka Dib u Heshiisiinta siyaasiyiinta...

Xildhibaan Mahdi Guuleed oo baarlamaanka ka sheegay in somaliland ay ka mid tahay dalalka deriska la ah somaliya

Ra’iisul wasaare ku xigeenkii hore ee dalka, ahna haatan xildhibaan ka tirsan Golaha Shacabka Soomaaliya, Mahdi Maxamed Guuleed (Khadar) ayaa maanta hadal buuq badan...

Madaxweynaha dowlada federaalka somaliya oo sheegey iney dhawaan soo bandhigi doonaan malaayiin doolar oo ay ka xanibeen alshabab

Madaxweynaha dowladda federalka Soomaaliya Xasan Sheikh maxamuud ayaa sheegay in lasoo bandhigi doono malaayiin dollar oo Alshabaab ugu xaraysnaa akoono maaliyadeed oo ay dowladdu...

Odayaal heshiis la galay alshabab oo maxkamadi ay ku xukuntey 5 sanadood oo xarig ah

Maanta ayay maxkamadda kuwada xukuntay Shan Sano oo isugu jirto Xabsi ciidan iyo il ku haynta Boolis-ka, sida uu warbaahinnta u sheegay Gaashaanle Sare...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img