WARARKA

Live u Daawo Muslimiinta oo Maanta Taagan Arafa

Waxaan halkan idinkugu soo gudbineynaa haduu alaha awooda leh ka raali noqdo muslimiinta oo gudanaya waajibaadka xajka ee sanadka 2015. https://www.youtube.com/watch?v=lQq0d1LEL7M  

Soo Gudbinta Xildhibaanada Maamulka Shariif Xasan oo La Isku Mari Layahay

Waxaa in mudo ahba laga sugayeyey odey dhaqameedyada gobolada Bay, Bakool iyo Shabeelaha hoose in ay soo gudbiyaan liiska xildhibaanada maamulka shariif xasan uu...

Qarax Maanta Ka Dhacay Kastamka Magalada Mandheera

Qarax lagu diyaariyay kastamka magaalada Mandheere ee gobolka Waqooyi bari Kenya ayaa sababay geerida seddax askari oo Kenyaan ah iyo dhaawaca tiro intaa ka...

Daawo:-Reysulwasaarihii Hore Ee Dowlada Federalka Somaliya Oo La hadley Tv SABC news

Reysulwasaarihii hore ee dowlada federalka somaliya Maxamed C/laahi Farmaajo oo maalmahan ku sugan dalka Koonfur Afrika ayaa waxaa uu wareysi siiyey mid ka mid...

Malaayiiin Muslimiin oo Gudaneysey Waajibaadka Xajka oo Maanta Taagan Carafat

Maanta oo ah maalinta ugu muhiimsan gudashada waajibaadka Xajka ayaa waxaa Buurta Carrafo Maanta taagan malaayiin qof oo Muslimiin ah, kuwaasoo ka kala yimid...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img