WARARKA

Alshabab oo Boqolaal Ruux Kula Tukadey Salaada Ciida Magalada Janaale

Waxaa shaley Magaalada Janaale isugu soo baxay Boqolaal shacab ah kuwaasi oo Kooxda Alshabaab Salaada Ciid kula dukatay Fagaare ku yaala Magaaladaasi. Salaada ayaa waxaa...

Daawo:- Madaxweynihii Hore ee Maamul Goboleedka Puntland oo Ciidamo Itoobiyaan Dan Moodey

Madaxweynihii hore ee maamul goboleedka puntland ayaa shaley isago oo ka hadlaya dagaalo ka dhacay tuulooyinka Qoriley iyo Jalam ayaa waxaa uu gacan weydiistey...

Kooxo Isbaaro u Tiiley Deegaanka Teedsan oo Rakaab Gaari Saarnaa Rasas Ku Furey

Warar aynu ka helney deegaanka Teedasan ee hoostaga degmada Maxaas ee gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in dabley hubeysan halkaasi ku rasaasadeeyeen gaari ay la...

Madaxweynaha Dowlada Federalka Iyo Gudoomiyaha Baarlamaanka oo Maanta Shacabka Kula Tukadey Masjidka Isbaheysiga

Madaxweynaha dowlada federalka Soomaaliya Xasan Xasan Sheikh Maxamuud iyo gudoomiyaha baarlamaanka prof Maxamed Osman Jawaari ayaa maanta Salaada Ciida dadweyne fara badan kula Tukaday...

Daawo:- Masiibo Ay Ku Dhinteen In Ka Badan 250 Ruux oo Maanta Ka Dhacdeyy Meel Ku Dhow Mina Ee dalka Sacuudi Arabia

Dad badan ayaa maanta ku dhintey meel aan sidaas uga fogey Magalada Mina oo ay ku sugnaayeen xujeydii gudaneysey waajibaadka xajka ee sanadka dadka...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img