Madaxweynihii hore ee maamul goboleedka puntland ayaa shaley isago oo ka hadlaya dagaalo ka dhacay tuulooyinka Qoriley iyo Jalam ayaa waxaa uu gacan weydiistey uuna ku booriyey in ay ciidamada itoobiya si dhaqso ah ay usoo galaan deegaanadaas si dagaalada loo joojiyo hadaladii faroole waakan ee nala daawada.
