Reysulwasaarihii hore ee dowlada federalka somaliya Maxamed C/laahi Farmaajo oo maalmahan ku sugan dalka Koonfur Afrika ayaa waxaa uu wareysi siiyey mid ka mid ah idaacadaha ka baxa dalka south afrika isagoo kaga hadley sababta safarkiisa.
Wareysigiisana sidan ayuu u dhacay.
